Sarkaal ka tirsanaa ciidanka DFS oo caawa lagu dilay Jowhar

October 28, 2013 - Written by Editor

bistaJowhar:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaalada Sarkaal ka tirsanaa ciidanka Dowladda federaalka Soomaaliya. Sarkaalka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay  Xuseen Cumar Hilowle Mooja waxaan lagu dilay meel aan sidaas uga fogayn gurigiisa iyadoo kooxda dishay ay ilaa 7 xabadood ku dhufteen ka dibna ay goobta ka baxsadeen.

Masuuliyiin ka tirsan ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan Jowhar ayaa saxaafada u xaqiijiyey geerida Sarkaalka waxaan ay sheegeen in ay samayn doonaa baaritaan ku saabsan cid ka danbaysa dilka Sarkaalkan. Magaalada Jowhar xarunta gobolka Sh/ Dhexe ayaa waxaa ay ka mid tahay magaalooyinka ay ka talin jireen ururka Al-shabaab balse ciidamo ka tirsan Dowldda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay kala wareegeen.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online