Roob lagu diirsaday oo caawa ka da’aya magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal

October 22, 2013 - Written by Editor

roobGaroowe:-Waxaa caawa ka curtay magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal Roobab mahiigaan ah kuwaas oo caawa maqribkii sida ay u bilaawdeen wili  da’aya .

Magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa caawa dadweynaha horey ugu xaroodeen guryahooda waxaana ay biyo buuxdhaafsheen Togoga waaweyn ee mara hareeraha magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland.

Waa nimco alle ugu deeqay adoomadiisa waxaana shalay laga sameeyey magaalada Garoowe isku soo bax roobdoon ah iyada oo culumada iyo dhamaan shacabkii ka soo qeybgalay roobdoonka ay alle ka baryeen in uu siiyo roob lagu diirsado oo nimco wata.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online