Sirdoonka dalka Norway oo ka Hadlay Xasan Dhuxulow.[Dhagayso]

October 24, 2013 - Written by Editor

xasan-dhuxulowOslo:-Hay’adda Sirdoonka Gudaha ee dalka Norway ayaa markii ugu horeysay ka hadashay nin dhalashada dalkaas haysta oo asalkiisu dalka Somalia ka soo jeedo, kaas oo ku lug lahaa weerarkii ka dhacay suuqa Westgate ee magaalada Nairobi. Marie Benedicte Bioernland oo ah Madaxa Sirdoonka Norway ayaa Arbacadii shalay wakaaladda wararka ee AP u sheegtay in hay’adeedu ay aqoon u lahayd ninka la tuhmay, isla markaana ay isku dayeen in ay ku qanciyaan in ninkaasi uuna ku biirin kooxaha Jihaad doonka ah.

Warbixintii wakaaladda wararka ee AP ay arrintan ka qortay waxa inoo soo koobaya Maxamed Cabdi Sandhere.

 

Source: VOA

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online