Tacsi ku socta Sheekh Maxammed Sh Ibraahim Kenyaawi

October 31, 2013 - Written by Editor

tacsiQaahira:-Waxaan halkaan Tacsi uga direynaa  Sheekh Maxammed Sh Ibraahim Cali Kenyaawi oo ay hooyadiis ku geeriyootay dalka Kenya oo ay in mudo ah ku xanuunsaneyd.

Waxaan alle uga baryeynaa in uu janaatul Firdoow ka waraabiya  Deeqo Xaji Xirsi oo ah hooyad dhashay  Sheekh Maxammed Sh Ibraahim Cali Kenyaawi  waxaa sidoo kale halkan Tacsi ka diraya dhamaan walaalaha qolalka Paltalk ee kheyrka lagu faafiyo.

Bahda Halgan.net  ayaa waxay tacsi gaar ah u dirayaan  Sheekh Maxammed Sh Ibraahim Cali Kenyaawi  waxaana alle aan ka baryeynaan in uu janaatul fardoos galiyo hooyo  Deeqo Xaji Xirsi  sabar iyo iimaana ka siiyo dhamaan qaraabada iyo ehelada  Sheekh Maxammed Sh Ibraahim Cali Kenyaawi

إن الله ما أخذ وله ما أعطي، وكل شيء عنده بأجل مسمي

Halgan.net
Qaahira

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online