Tv-Aljazeera.net oo waraystay Nicholas Kay iyo Yoweri Museveni.[Daawo]

October 1, 2013 - Written by Editor

Kay-pressErgeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Nicholas Kay ayaa waxaa uu waraysi gaar ah la yeeshay Tv-ga Al-Jazeera.net waxaan laga waraystay xili UN-ka uu u igmada ee arrimaha Soomaaliya iyo weliba qaraxii lala beegsaday xarunta qaramad midoobe ee magaalada Muqdisho.

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Nicholas Kay ayaa waxaa la wiidiiyey in qaraxii lala eegtay xarunta qaramada midoobe ee Muqdisho la doonayey in isaga lagu khaarajiyo balse waxaa uu ku jawaabay ‘’ Uma malaynayo in hadafka weerarku uu ahaa in aniga ay la i dilo balse weerarka waxaa ku dhintay qaar ka mid ah shaqaalaha Un-ka.”

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Nicholas Kay ayaa waxaa wax laga wiidiiyey in ay macquul tahay in ay wada hadal la furaan ururka Al-shabaab sidda Maraykanka uu wada hadal ula furay ururka Dalibaan ee Afgaanistaan , waxaa kale oo la wiidiiyey xiriirka ka dhexeeya Al-shabaab iyo Al-qaacid. ?

Teleefishinka Al-Jazeera.net ayaa waxaa kale oo uu waraystay Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni waxaan wax laga wiidiiyey ciidanka Ugandha ee jooga Soomaaliya , qaraxii ururka Al-shabaab ay ka sameeyey Ugandha iyo Musuqmaasuqa lagu wiidiyey dowladiisa iyo ciidanka Ugand ee ku sugan dalka Soomaaliya.

Hoos ka Daawo waraysiga Teleefishinka Al-Jazeera.net la yeeshay Nicholas Kay iyo Yoweri Museveni

Source :Al-jazeera.net
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online