Wafdi uu horgaaminayo Ambassador Andrea Mazzela oo maanta soo gaaray Garowe

October 26, 2013 - Written by Editor

wafdiGaroowe:-Wafdi uu hogaaminayo Ambassador Andrea Mazzela ayaa maanta soo gaaray magaalada Garowe ee xarunta Dowlada Puntland waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliin ka tirsan dowlada Puntland.

Wafdiga uu hogaaminayo Ambassador Andrea Mazzela ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliya saraakiil ka socda wasaarada arimaha dibada ee dowlada Talyaaniga iyo hay’adda UNOPS waxaana ujeedada socdaalkooda lagu sheegay in ay u guurgali doonaan masaariicda dowlada Talyaaniga ka fulisay deegaanada Puntland.

Wafdiga ka socda dowlada Talyaaniga iyo hay’adda UNOPS  ayaa waxaa ay kulan la qaateen Madaxweynaha Puntland Dr,Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Faroole waxaana ay ka wada hadleen harumarinta mashariicda talyaanigu uu ka fulinayo Puntlland oo ay ugu horeyso TV iyo Radio Puntland oo haatan shaqeeya.

Wafdiga uu hogaaminayo  Ambassador Andrea Mazzela ayaa booqasho ku tagi doona xarumaha wasaaradaha Puntland.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online