Wariye Maxamed Maxamuud Tima-cadde oo caawa ku geeriyooday Muqdisho

October 26, 2013 - Written by Editor

wariyeMuqdisho:-Alaha u naxariistee waxaa caawa ku geeriyooday magaalada Muqdisho Wariye Maxamed Maxamuud Tima-cadde oo ka mid ahaa wariyeyaasha TV- Universal  waxaana xaqiijiyey geeridiisa howlwadeenada Tv Universal ee ku sugan magaalada Muqdisho.

Allaha u naxariisteen Wariye Maxamed Maxamuud Tima-cadde ayaa dhaawaciisa lagu dabiibayey Isbitaalka Madiina iyada oo xaalkiisa uu ka soo reynayey maalintii shalay balse uu caawa geeriyooday

Ehelada Wariye Maxamed Maxamuud Tima-cadde ayaa  shalay sheegay in wiilkooda aan waxba looga qaban karin isbitaalada magaalada Muqdisho iyaga oo codsi u diray madaxada DFS. Dilka Wariye Maxamed Maxamuud Tima-cadde ayaa waxaa lagu eedeynayaa in ay ka danbeeyaan Al-Shabaab iyada oo warbaahinta Al-Shabaab ay sheegeen markii la dhaawacay in uu gaalo u shaqeyn jiray

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online