Weerar saaka Aroortii ka dhacay guri ku yaal degmada Baraawe

October 5, 2013 - Written by Editor

muqdisho-dagaalBaraawe:-Wararka naga soo gaaray magaalada Baraawe ayaa sheegay in  saaka aroortiii hore uu weerar lagu qaaday guri ku yaal magaalada Baraawe gurigaas oo aan ilaa hadda la aqoon cidda ku jirtay iyo cid weerarka ku qaaday.Ilo wareedyo ku sugan Koonfurta Soomaaliya ayaa u xaqiijiyey Halgan.net in weerarku jiro balse waxaa ay sheegee in aan ilaa hadda wax faahfaahin ah laga hayn cid la weeararay ee ku sugnayd gurigaaas.

Dad goob joogayaal ah oo ku sugan degmada Baraawe ayaa iyagana sheegay in ay saaka maqleen hub la isku ridayo balse aysan aqoon cid uu u dhexeeyo dagaalka wararka ay helleen uu sheegayo in hal qof uu dhintay mid kalena uu dhaawacmay halka guriga la weeraray uu gaaray khasaaro iyo burbur.

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta wararka danbe faahfaahin ku saabsan weerarka ka dhacay degmada Baraawe saaka.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online