
(May 3, 2014)
Mombaza:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Mombaza ee dalka Kenya ayaa sheegay in qaraxyo kala duwan ay ka dhaceen magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Qaraxa ugu horeeyey ayaa waxaa uu ka dhacay booste

(May 3, 2014)
Waxaan qormadan 4aad ku soo qaadanaynaa qiso aad u yaab badan oo aad ila wadaagi doontaan qeybaheeda kala duwan ee aan soo bandhigi doono. Waxaan ka codsanayaa aqristaha in uu iigu dulqaato dheerarka

(May 3, 2014)
Sanca:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka degey magaalada Sanca ee casimadda dalka Yemen, waxaana garoonka diyaaradaha ee Magaalada Sanca

(May 3, 2014)
Muqdisho:-Madaxwaynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa kulan kula qaatay magalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya xoghayaha arrimaha diabdda Dalka Maraykanka John Kerry . Xoghayaha arr

(May 3, 2014)
Boosaaso:-Maxkamadda darajada koowaad ee gobolada Bari, Sanaag, Hayland, Gardafuu iyo Karkaar ayaa waxaa maanta la keenay eedeysanayaal ka tirsan Ururka Al-Shabaab waxaana lagu riday xukun dil ah.

(May 3, 2014)
Nairobi:-Waxaa shalay Masjidka lagu magacaabo Cismaan Ibnu Cafaan ee magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland ka jeediyey khudbadii Jimcaha Sheekh Maxamed Cali Gardhle,wuxuuna Sheekhu Khudb

(May 3, 2014)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xog-hayihii hore ee gobolka Banaadir, Cabdikaafi Hilowle Cismaan uu maanta ku dhintay qarax miino oo ka dhacay agagaarka isgoyska KM4. Gaari uu leeyahay taliyaha qeybta booliska gobolka Mudug oo la qarxiyey
(May 3, 2014)
Gaalkayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in uu hal qof uu ku dhaawacmay qarax lala eegtay gaariga taliyaha qeybta booliska gobolka Mudug ee Puntlan
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|