
(May 17, 2014)
Boosaaso:-Maxkamada ciidamada qalabka sidda ee dowladda Puntland ayaa maanta waxaa ay xukun ku riday 14 askari oo ka tirsanaa Ciidanka badda Puntland ka dib markii ay sameeyeen gadood ciidan. 14 askar

(May 17, 2014)
Mogadishu, May 17, 2014-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Ahmed Mohamed Adam oo ah Madaxa Xafiiska Ururka Is

(May 17, 2014)
Buuhoodle:-Munaasabad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacday xarunta jaamacada bariga Africa faraceeda magaalada Buuhoodle. Munaasabadan ayaa ahayd mid machadka sare ee barasha

(May 17, 2014)
Laascaanood:-Machadka alfurqaan ee culuumta shareecada iyo luqadda carabiga ee magaalada Lascanod ayaa maanta oo bishu tahay 17-05- 2014 waxaa ka bilowday imtixaankii sanad-dugsiyeedka ardayda ka baxa

(May 17, 2014)
Ethiopia:-Wafdiga uu hogaaminayo Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ee ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa waxaa maanta qado sharaf u sameeyey Danjira Ogeysiis ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Helsinki iyo nawaaxigeeda
(May 17, 2014)
Finland:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Helsinki iyo nawaaxi geeda ee dalka Finland in la qaban doono Mutamarkii Dawrada kowaad oo cinwaankiisu yahay wiilkaygow tuk

(May 17, 2014)
Boosaaso:-Dowradaani oo ay soo qabaqaabiyeen lajnada nashaadaadka ee machadka, ayaa si gaar ah loogu qabtay qaar ka mid ah ardayda dhigata Machadka ibnu xajar Al-casqalaani, iyadoo socotay mudo bil
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|