
(May 27, 2014)
Muqdisho:-Waxaa saaka lagu dilay magaalada Muqdisho Sarkaal u dhashay dalka Turkiga una shaqaynayey shirkadda Turkish Airline oo in mudo ah ka shaqaynaysay magaalada Muqdisho. Dhalinyaro hubeysan Madaxweynaha dowladda Puntland oo u socdaalay Gobolka Gardafuu
(May 27, 2014)
Boosaaso:-Wafdiga uu hoggaaminayo madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka ka soo kicitimay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar isagoo ku sii jeeda gobolka Gardaf

(May 27, 2014)
Minneapolis:-Sheekh Yusuf Adam oo ka mid ah culimada ugu waaweyn Soomaaliya ayaa waxaa uu dhawaan ku soo gaaray arrimo caafimaad dalka Maraykanka waxaan uu muxaadaro xalay ka jeediyey Masaajidka Abu

(May 26, 2014)
Hargeysa:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa weli uu ka wadaa magaalada Hargeyso duruus, muxaadaraad iyo towjiihaad kale duwan , Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa kale oo kulan gaar ah la yeeshay gan

(May 26, 2014)
Mogadishu:-Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Dhuxulow ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/G Daahir Cilmi Adan (Indho-Qarsho), oo ay wehliyaan Taliyeyaash

(May 26, 2014)
Qardho:-Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa maanta qado sharaf uu u sameeyey dhamaan Issimadii Soomaaliyeed iyo wufuudii ka socotay Puntland ,Jubbaland, Jabuuti , Yeman iyo Dowladda degaanka Soomaali Qarax xoogan oo lala Eegtay Kollonyo Gaadiid ah ay wateen Ciidamada AMISOM
(May 26, 2014)
Muqdisho :-Warar goor dhaw naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax xoogan lala eegtay kollonyo Gaadiid ah ay wateen Ciidan ka tirsan kuwa AMISOM waxaana qaraxa uu sababay khasaaro ka

(May 25, 2014)
Qardho:-Waxaa maanta jawi degan oo heer sare ah ku soo gabagaboobay Caleema-saarka Boqor Beelaha Daarood Boqoe Burhaan Boqor Muuse ee saaka ka dhacay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar, Xafla Ra’iisul Wasaaraha DFS oo aqabalay Iscasilaadii wasiirka Amniga Qaranka (War-saxaafadeed)
(May 25, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka aqbalay Wasiirkii Amniga Qaranka iscasilaadiisa, isagoo ku tilmaamay in ay tahay talaabo g

(May 25, 2014)
Jabuuti:-Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jabuuti Xasan Cumar Maxamed oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Jabuuti ayaa goor dhowayd u sheegay saxaafadda in saddex qof ay ku dhinteen qarxayadii xalay ka dh
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|