Madaxweynaha DFS oo umada ugu hambalyeyey dhalashada bisha Ramadaan
(June 28, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dadka muslimiinta ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyey dhalashada bisha barakeysan ee Ramadan
Maamulka Halgan.net oo hambalyo u diraya shacabka Soomaaliyeed
(June 28, 2014)
Boosaaso;.Maamulka shabakadda Halgan.net ayaa shacabka muslimiinta meel walba oo ay joogaan waxay ugu hambalyaynayaan dhalashada  bisha Ramadaan waxaana alle uga baryeynaa in uu naga aqbalo dhamaante
Dhalinyarada reer Waaciye oo looga digay khatarta Tahriibta.[Masawiro]
(June 28, 2014)
Waaciye:-Degmada Waaciye waxaa lagu qabtay dawro cinwaankeedu yahay “Khatarta tahriibta” oo halku dhageedu ahaa “ Naftiina haku tuurina halaag  “ waxaana iska kaashaday Gudiga Dacwada  iyo M
Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Qardho[Masawiro]
(June 28, 2014)
Qardho:-Waxaa maanta magaalada Qardho  xarunta Gobolka Karkaar ee Puntland lagu soo dhaweeyey wefdi uu hogaaminayo Islaan Bashiir Islaam Cabdulle Islaan Faarax waxaana soo dhaweyntiisa ka qeybgalay M
Madaxweynaha Puntland oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe (Masawiro)
(June 28, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayey safaro shaqana ugu maqnaa dalka Dibadiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoo
Markaska Umu Salama ee magaalada boorama oo xaflad qabtay (Daawo)
(June 28, 2014)
Boorame:-Markaska Umu Salama wuxuu khaas uu yahay dumarka iyadoo lagu barto qur aanka kariimka mudadii ugu danbaysayna wuxuuna ku guuleystay in uu soo saaro caruur baratay qu,aanka kuwaas oo ah caruur
Baaq ku wajahan Muslimiinta Denmark oo ku aadan Soonka Sh C/raxmaan Abyad (Dhageyso)
(June 27, 2014)
Denmark:-Sheekh C/raxmaan Abyad ayaa caawa la soo xiriiray Halgan.net isaga oo ka hadlay in maalinta birito ay tahay soon ama la dhameystirayo bisha shacbaan .Sheekh C/raxmaan Abyad ayaa si gaar ah ba
Qaar ka mid ah Xaqiiqooyinka Sayniseed ee Islaamka (Some of the scientific truths of Islam) Part 1
(June 27, 2014)
W/Q: Dr. Warfa Abdi Mohamed (Garweyne), former lecturer in Hydrogeology and Groundwater scientist. Waxaan qormadaan u hibeeyey kuna xasuusanayaa shiikheennii qaaliga ahaa Cabdulqaadir Nuur Faarax
Puntland, DFS oo shaaciyey in maalinta beri ah aysan ahayn Ramadaan
(June 27, 2014)
Garoowe:-Wasiirka cadaalada iyo arrimaha diinta ee dowladda Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa caawa shaaciyey in aysan maalinta beri ah aysan ahayn Ramadaan balse ay bisha shacbaan la dhamaystir
Sh Umal oo sheegay in Bishii Ramadaan laga arkay Kenya.[Daawo]
(June 27, 2014)
Nairobi:-Sh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya agaar ahaan magaaada Nairobi ayaa waxaa uu sheegay in dalka Kenya laga arkay bishii sidaas darteedna ay muslimi

« Previous PageNext Page »