Fahanka saxda ah ee ku dhaqanka shareecada islaamka Q/ 3aad Sh. Shibli [Daawo]
(March 16, 2015)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shibli iyo qaar ka mid ah aqoonyahanka Soomaalida Nairobi ayaa kulan muhiim ah uu dhex maray.Kulanka ayaa waxa uu ku saabsanaa: fahanka saxda ah ee laga qaadanayo hir-gali

(March 16, 2015)
Gaalkacyo:-Waxaa Maxkamada Ciidamada qalabka sidda ee Gobollada Nugaal iyo Sool ay xukun dil ah ku xukuntay labo eedeysane oo ka tirsan Al-shabaab oo isku dayey in ay dilaan nin la dhashay Nabadoon Aa

(March 16, 2015)
Galdogob:-Habeenimadii jimacadu soo galaysay ee ku beegnayd 12/3/2015 ayey Mu’assasadu daahfurtay barnaamij muhiim ah mudo dheerna Mu’assasadu diyaarinaysay. Xumaanta oo la reebo iyo wanaaga oo

(March 16, 2015)
Gudoomiyaha Golaha Fulinta Majliska Sheikh Abdullahi Abul-Fadli ayaa wuxuu booqasho dacwadeed kutagay Magaalada Salt Like City Ee Gobalka Utaha. Magaalada Salt Like City Waxaa ku nool Jaaliyad Soom Dawladda Puntland oo dil toogasho ah ku fulisay saddex dambiile oo ka tirsanaa Al-shabaab.[Dhagayso]
(March 16, 2015)
Garoowe:-Dawladda Puntland ee Soomaaliya dadaalka tooska ah ee ay kula jirto kooxda nabad diidka ah ee Al-shabaab waa dagaal aan dhammaan doonin ilaa la dabar gooyo kooxdaas, maadaama ay dadka iyo dal

(March 16, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii u magaalada Sharm El Sheikh e

(March 15, 2015)
Laascaanood:-Waxaan caawa idiin soo gudbinaynaa muxaadaro cusub oo uu soo jeediyey Sh Maxamuud Maxamed Xalliike , Muxaadaradaan oo ka kooban ilaa laba qaybood oo ku saabsan waxyaabaha qalbiga kua dhac

(March 15, 2015)
Qaahira:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Sharm El Sheikh kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi . Kula

(March 15, 2015)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Maxkamada sare ee DFS Ceydiid Ilka Xanaf ayaa ka soo horjeestay go,aanka Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud uu ku kala diray Golaha adeega Garsoorka wuxuuna sheegay in aysa

(March 15, 2015)
Baydhabo:-Wafdi uu horkacayo ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wafdiga Nicholas Kay ayaa wa
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|