Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku wajahan Muqdisho
(October 18, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta la filayaa in uu gaaro magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya, Ilo wareed ku dhow d
Jawaari oo sheegay in Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka DFS dib loo dhigay
(October 17, 2015)
Nairobi:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa shaaciyey in dib loo dhigay furitaanka kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka oo mar
Hogaaanka dhaqanka Gobollada SSC oo yeelan doona Shirweyne guud.[Daawo Video]
(October 17, 2015)
Laascaanood:-Iyadoo ay ugu danbaysay kulan ay yeeshaan kulan Issmada deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn , mudo haatan laga Joogo afar sano xilligaa oo ay ku kulan sanaayeen degmada Taleex oo ay taalay g
Dufcadii 1aad ee Waxbarashada Aasaasiga ah oo ka qalin jabiyey Machadka Dr Axmed Xaaji C/raxmaan ee Garowe.[Masawiro]
(October 17, 2015)
Garoowe:-Ardaydan Qalin Jabisay tira ahaan waxay gaarayaan 46 gabdho iyo wiilal isugu jira waxaana munaasabad dhiiri gelin ah loogu qabtay Madasha Shirarka ee Jaamacada Bariga Afrika si loogu muujiyo
Jaamacadda bariga afrika oo xaflad soo dhowayn ah u qabatay arday Master Bilaawday(Masawiro)
(October 17, 2015)
Boosaaso: Jaamacadda bariga afirica ayaa xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay u qabatay arday gaaraysa ilaa 106 arday kuwaas oo bilaabaya sabtida 17/10/2015 waxbarashada heerka laabaad MASTER, ard
Ciidamada badda dowladda Puntland ee PMPF oo qabtay 6 doon oo sharci daro ku kaluumaysanayey.[Masawiro]
(October 17, 2015)
Boosaaso:-Ciidamada badda dowladda Puntland ee PMPF ayaa howl galo ay sameeyeen waxaa ay qabteen doonyo dhowr ah oo si sharci daro ah uga kaluumaysanayey xeebaha Soomaaliya gaar ahaan dhinac Puntland
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(October 16, 2015)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu ku soo qaatay qodob muhiim ah kaasoo ka mid ahaa dar-daar rannadii 10ka ahaa wuxuuna maanta ka hadlay Dardaarankii 10aad kaas ah raaci
Muxaadaro ka hadlaysa Gowraca Sh Cabdiraxmaan Abyad[Daawo Video-ga]
(October 16, 2015)
Copenhegan:-Waxaa idiin soo gudbin doonaa muxaadaro uu Sh C/raxmaan Abyad ka jeediyey Masjidka Towxiid ee magaalada Copenhagen ee caasimada dalka Denmark, Sh Abdiraxmaan abyad ayaa waxaa uu muxaadarad
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi Sh Shibli.[Dhagayso]
(October 16, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadi jimce ee maanta ka baxday masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ee xaafada islii, khudbada maanta ayaa waxaa soo jeediyay Sh Maxamuud Maxamed Shibli,
Madaxweynaha DFS oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay
(October 15, 2015)
Baydhabo:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray maanta magaalada Baydhabo xarunta gobolka Bay waxaana loogu soo dhaweeyey si weyn. Wafdiga Madaxweynaha DF

« Previous PageNext Page »