
(January 14, 2016)
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ka furey Madasha Wadatashiga Qaranka. Madasha Wadatash Madaxweynaha Dawladda Puntland oo khudbad ka jeediyey Shirweynihii Madasha Wadatashiga ee Kismaayo ka furmay.[Cod/Masawiro]
(January 14, 2016)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14-Jan-2016 magaalada Kismaayo kaga qayb galay shirweynaha Madashasha wadatashiga Qaran ee hannaanka doorashooyinka 201 Ciidamo ka tirsan S/land oo ku duulay deegaanka Ballicad oo xarun KMG u ahayd maamulka Khaatumo
(January 14, 2016)
Buuhoodle:-Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland ay qabsadeen tuulada Balli-cad oo qiyaastii dhanka koonfur galbeed 80 KM uga beegan magaalada Laascaa

(January 14, 2016)
Shirka madasha wadatashiga qaranka Soomaalida ayaa goor dhow ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana shirka furay Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh

(January 14, 2016)
Shirka madasha wadatashiga qaranka Soomaalida ayaa la filayaa inuu goor dhow oo maanta ah ka furmo magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana shirka furi doona Madaxweynaha dowlada Fede

(January 14, 2016)
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweyneysaa Safiirka dowladda Mareykanka u rashaxan inuu wakiil uga noqdo dalka Soomaaliya Mr. Stephen Michael Schwartz. Mareykanka waa isb
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|