Dagaal ka dhacay Galbeedka magaalada Gaalkacyo oo Khasaaro gaarsiiyey Shacab.
(October 13, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in Dagaal u dhexeeya Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug uu saaka iyo galabta uu ka dhacay Galbee

(October 13, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 13 October, 2016-ka Qasriga Madaxtooyada kulan sagootin ah kula qaatay wakiilka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Ambassador

(October 13, 2016)
Waxaa saaka 13 October, 2016-ka lagu dhaariyey Qasriga Madaxtooyada dawladda Puntland Wasiir Siciid Maxamed Raage oo loo magcaabay Wasiirka Wasaaradda Dekedaha, Gaadiidka badda iyo la dagaallanka burc

(October 12, 2016)
Gaalkacyo:- Puntland ayaa galabta ku soo bandhigtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug askar ka tirsan ciidamo ka tirsan DFS gaar ahaan kuwa NISA ee hay’ada nabad sugidda Soomaaliyeed kuwa

(October 12, 2016)
Dagaal u dhexeeya Ciidamada Maamulka Galmudug iyo Maleeshiyo Garab ka helaya Maamulka Ahlusunna ayaa waxaa uu ka dhacay Degaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud waxaana dagaalka uu sababay khasaaro leh

(October 12, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, ayaa maanta Xarunta Ma

(October 11, 2016)
Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda

(October 11, 2016)
Garowe:-Waxaa Masjidka Al-Huda Magaladda Garowe lagu soo gabagabeeyay Dowro Ay Bixinayeen Culimo Fasax Kujoogay Magaalada Culimadaas oo Kamid ah Culimada Wax Kabarata Macahadka sare Ee Ducaada Oo Kuya

(October 11, 2016)
Johannesburg:-Waxaan booqasho ujeedadu ahayd kor u qaadida dacwada iyo kormeerka maraakizta dacwada ee gobolada western cape iyo eastern cape aan ku tagay safar dheer oo qaatay mudo labo usbuuc. An Madaxweyne ninku waa asaaggaa ee iska dhici !W/Q Sh Axmed Cabdisamad
(October 11, 2016)
Boosaaso:-Dalka iyo dadka waxaa soo maray hoggaan taladii ummadda marooqsaday oo la oran jirey qabqablayaal, waxayna isugu jireen saraakiil ciidan, hoggaamiyeyaal jabhadeed, dagaalgaliyeyaal beeleed,
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|