![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/11/doorasho.jpg)
(November 30, 2016)
Waxaa weli jira eedo la xiriira in siyaasiyiinta ay faro-gelin ku hayaan hannaanka doorashooyinka Aqalka Hoose ee ka socda dalka Soomaaaliya. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/11/Cumar-cabdirashiid-1.jpg)
(November 30, 2016)
Muqdisho:-Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali shamar’arke ayaa waxaa uu ka digay in Ciidamadda Nabadsugida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay fara gelin ku sameeyaan goobaha
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/11/IMG_2137.jpg)
(November 30, 2016)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna sii hayaha xilka madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa maanta 29 November, 2016 waxa uu si rasmi ah u dah-furay shirwe
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/11/IMG_1842.jpg)
(November 29, 2016)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha madaxweynaha Eng Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa maanta 29 November 2016 Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wafti ay hoggaam Ciidamo ka tirsan dowladda Puntland oo ku baxay Degmada Qandala ee Gobolka Bari
(November 29, 2016)
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in cutubyo ka tirsan ciidamada badda Puntland iyo kuwa Daraawiisha ay ku sii qulqulayaan deegaanada ku xeeran Degmada
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/11/ohio.jpg)
(November 28, 2016)
Weerarka ka dhacay Jaamacadda Ohio State University ee magaalada Columbus ayaa wararka nasoo gaadhaya sheegayaan in lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyey qof Soomaali ah. Ninkan Soomaaliga ah ayaa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/11/IMG-20161128-WA0147.jpg)
(November 28, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Shiinaha gaar ahaan caasimadda ganacsiga waddankaasi ee Shanghai ayaa la kulmay masuuliyiin ka tirsan
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/11/IMG-20161127-WA00171.jpg)
(November 28, 2016)
Chaina:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo ugu anba baxay dalka Chaina ayaa si diirran loogu soo dhoweeyey caasimadda dalkaasi ee Sh
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/11/thumbs_dsc00304.jpg)
(November 28, 2016)
Gaalkacyo:-Mu’asasada Alminhaaj Gobolka Mudug oo gacan ka helaysa Gudoomiyaha Guud ee Alminhaaj ayaa raashin u qaybisay 250 qoys oo ka mid ah dadkii ku barakacay dagaalkii Gaalkacyo isla markaana ku
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/11/IMG-20161127-WA0080.jpg)
(November 27, 2016)
Johannesburg:-Waxaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Johannesburg Dawro ama siminaar lagu baranayay Hogaaminta, oo socday 26-27/11/ 2016 dawrada waxaa loo qabtay imaamyada, ducaadda, macalimiinta iyo h
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|