Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland oo dib ugu soo noqday Garoowe.
(March 8, 2020)
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo safar ugu maqnaa dalalka Turkey iyo Germany ayaa maanta Wadanka dib ugu soo laabtay. Madaxweyne Ku-xigeen Axmed Kar
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya
(March 8, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Mudane Fred Matiang’i ayaa ka guddoom
Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland oo looga hadlay Caabuqa Coronavirus
(March 7, 2020)
Garoow:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga Guud, Xalaada Caabuqa
Sacuudiga oo Amiirro lagu xirey
(March 7, 2020)
Maamulka boqortooyada Saudi Arabia ayaa xabsiga dhigay saddex amiir oo ka tirsan qoyska boqortooyada dalkaasi, taasi oo caalamad u ah xoojinta awoodda dhaxal sugaha dalkaasi. Saddexda amiir ee la
Madaxweynaha Jubbaland oo maanta furay kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Jubbaland
(March 7, 2020)
Madaxwaynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamad Islaam ayaa khudbad uu ka jeediyay munaasabadda furitaanka kal-fadhiga labaad ee baarlamaanka Jubbaland ka jeediyay arrimo kala duwan oo ay kamid tahay khi
Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Gaas oo soo gaaray Garoowe
(March 7, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyadda ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta dalka dib ug
Dood Ku saabsan Khilaafka u dhexeeya DFS iyo Dowlad Goboleedyada.[Video]
(March 6, 2020)
Garoowe: Waa Dood Ku saabsan Khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada, Doodan waxaa soo qaban qaabiyey Dalladda Ururada aan dowliga ahayn ee Puntland (Punsaa),
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadlay xiisadda xuduudda.[Dhagayso]
(March 5, 2020)
Beledxaawo:-Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubaland ayaa dhowaan ku dagaalamay xuduudda degmada Beled Xaawo ay la wadaagto magaalada Mandhera ee Kenya. Dagalakan ayaa sidoo kale xiisad ka
Madaxweynaha JFS iyo Kenya oo wada hadlay
(March 5, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta oo khadka telefoonka ku wada hadlay ayaa isla gartay ahmiyadda ay leedahay in si wadajir ah lab
Jubbaland oo hakisay ka qeyb galka Shirka arrimaha maaliyada iyo deyn cafinta
(March 4, 2020)
Kismaayo:-Wasaaradda maaliyada Jubbaland ayaa hakisay ka qeyb galka shirarka looga arrinsanayo arrimaha maaliyada iyo deyn cafinta ee ay Hormuudka ka tahay DFS. [ngg src="galleries" ids="3191" dis

« Previous PageNext Page »