Madaxweyne Farmaajo iyo safiirka China oo kulmay.
(July 4, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian. Madaxweynaha iyo Danjir
Shirka golaha Baarlamaanka Puntland oo arimo badan lagu gorfeeyey.
(July 4, 2020)
Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiye ku xigeenka 1aad AVV: Cabd
Madaxweynaha Koofur Galbeed oo xilka ka qaaday wasiirkiisii warfaafinta
(July 4, 2020)
Baydhabo:-Madaxweynaha dowladd goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Lafta-gareen ayaa waxaa uu xilkii wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelinta bulshada ka qaaday isagoona u magacaaba
Madaxweynaha PL oo daah furay Imtixaanaadka Dugsiga Sare iyo Fasalka 8
(July 4, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay Imtixaanaadka Dugsiga Sare iyo Fasalka 8-aad ee Puntland oo sanadka ay u fariisanayaan 16,500 oo ardey. Dowladdu waxay xo