Madaxweynaha Koofur Galbeed oo xilka ka qaaday wasiirkiisii warfaafinta
July 4, 2020 - Written by EditorBaydhabo:-Madaxweynaha dowladd goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Lafta-gareen ayaa waxaa uu xilkii wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelinta bulshada ka qaaday isagoona u magacaabay masuuliyin cusub.
A/cawaale
Halgan.net