Ciidanka Booliska Gobolka Mudug oo qabtay Khamri badan.[Video]

July 28, 2020 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Howlgalkaan ay Ciidanka Booliska ka sameeyeen Gobolka Mudug magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay kuu soo qabqabteen Khamri iyo dadkii ka ganacsanayay, Waxaana Ciidanka Booliska Degmada Galkacyo Howlgal ay kasameyeen Xaafaddaha kale duwan ee Magalada Gaalkacyo Khamradaasi oo si sharci daro ah wadanka lagu soo galiyay isla markaasna ganacsigeeda iyo cabideedaba wadanku mamnuuc ka yahay.

Waxaa Faahfahin ka bixiyay Gashaanle Dhexe Cabdisiciid Xuseen jaamac (Koomaad) Taliye kuxigenka Qeybta iyo Taliye Saldhiga Cawil Cali Cagood iyo mid ka mida Saraakiishii soo qabatey Khamradaasi

Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,976 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>