Fiqi oo faah-faahiyey sida uu ku yimid shirka Dhuusamareeb

July 10, 2020 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Magaalada Dhuusomareeb ee xarunta Galmudug waxaa ku sugan madaxda dowlad goboleedyada Soomaaliya, halkaasi oo ay ku yeelanayaan shirka ku saabsan xaaladaa siyaasadeed ee dalka.

Waxaa magaalada laga saaray ciidamada lagu magacaabo Haramcad oo horey halkaasi usii joogay, waxaana la sheegayaa in tallaabadaasi lagu dhaqaaqay markii qaar ka tirsan madaxda maamulladu ay ka qeybgalkooda shirka Galmudug shardi kaga dhigeen in ciiamadaasi magaalada iyo guud ahaanba maamulka laga saaro.

Go’aannada la filayo inay shirkaas kasoo baxaan ayaa waxaa ka mid kuwa la xiriira doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan oo weli aysan isku raacin dowladda federaalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah.

Haddaba si aynu in badan uga ogaanno, sida shirkan uu ku yimid, jawiga ammaan iyo midka nabad-gelyo ee uu shirkaasi ku qabsoomayo ayaan Khadka ku wareystay wasiirka Amniga Dowlad-gobleedka Galmudug Axmed Macallin Fiqi. Jacfar Kuukaay ayaa wareystay.

VOA

Leave a comment

*

Archives
July 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online