Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo daahfuray Kala fadhiga 7aad ee Golaha Deegaanka Degmada Xarfo

July 24, 2020 - Written by Editor

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur(sanyare) oo daah Furay Kalafadhiga 7aad ee Golaha Deegaanka Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur(sanyare) oo daahfuray kalafadhigii 7aad ee Golaha Deegaanka Degmada Xarfo ayaa waxaa goob joog ahaa isuduwaha Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland, aqoonyahano, Culimo, ururada Haweenk iyo Shacab wayne kale.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur(sanyare) oo Madasha ka hadlay ayaa umahadceliyey dadkii soo qaban qaabiyey munaasibadan quruxda badan, Gudoomiyaha ayaa dardaaran ujeediyey Golaha Deegaanka ” waxaa idiin bilaabanayah maalmo Shaqo oo aad iskula xisaab tami doontaan waxii la qabtay iskulana wadaagi doontaan baahiyihii aad ka soo uruuriseen Bulshada, ilaaliyah nidaamka kalafadhigah hala soo wada xaadiro oo hala isla xisaabtamo, waxaan uga mahadceliyey.

Gudoomiyaha iyo Golihiisah wax qabadkoodii baaxada waynaa ee ay nala wadaageen, waxaan leeyahay wax intaa kabadanah waa idiin dhimanyihiin “.

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA WARBAAHINTA MAAMULKA GOBOLKA MUDUG

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,976 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>