Madaxda Maamul goboleedyada oo soo saaray Warmurtiyeed.

July 6, 2020 - Written by Editor

Madaxda dowlad goboleedyada ayaa war-murtiyeed si wadajir ah uga soo saaray shir ay ku yeesheen qadka Internet-ka, ama Online ka kaas oo lagu go’amiyey lagana soo saaray laba qodob.

shirka madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Jubbaland, Galmudug, Puntland, Hir-Shabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay in looga hadlay xaladda siyaasadeed ee dalka waxaana kulankooda uu ka dhici doona magaalada Dhuusamareeb.

A/Cawle
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online