Madaxweynayaha Koonfur Galbeed oo gaaray Dhuusamareeb

July 9, 2020 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Madaxweynayaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Laftagareen iyo wafdi la socda ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Gal-Mudug.

Madaxweynayaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Laftagareen i iyo wafdigiisa ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Cabdi Kaariye iyo xubno ka tirsan Golahiisa wasiiarada.

Madaxweynayaha Koonfur Galbeed C/casiis Maxamed Laftagareen iyo wafdi la socda ayaa waxaa ka qayb geli doonaa shir maanta uga furmi doona madaxa maamul gobolleedyada dalka Soomaaliya.

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa shalay soo gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Hirshabeele iyo xildhibaano ka tirsan Golaha baarlamaanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dhinac kale waxaa isla maanta la filayaa in magalada Dhuusamaeeb ay soo gaaraan Madaxweynahayaasha Puntland iyo Jubbaland oo cidamadooda ilaalada gaar ha ah ay saaka soo gaareen magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-gaduud.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online