Madaxweynihii hore PL oo lagu aasay Garoowe.[Video]

July 15, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi ayaa maanta Aas Qaran loogu sameeyey caasimadda Puntland ee Garoowe.

Waxaa ka qayb galay Aaska Qaran Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni, Madaxweyna Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor, Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka DFS Mudane Cabdi Xaashi, Guddomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Ku-xigeenadiisa.

Waxaa kale oo aaska ka soo qayb galay Madaxweynihii hore ee Puntland, Sanatar Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, Masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda DFS iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS , ismimo, siyaasiyiin, saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ,Isgaarsiinta ,Dalxiiska , hidaha iyo dhaqanka Puntland C/laahi Cali Xirsi (Timacade) oo ka sheegeeyay Taariikh nololeedkii Ala Hownaxariistee Madaxweynihii Hore ee Dwoaldda Puntland Maxamed Cabdi Xaashi oo maanta aas qaran loogu sameeyay Garowe.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online