Maxay ka dhigan yihiin qodobada kasoo baxay shirka Dhuusamareeb? [Dhagayso]

July 23, 2020 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Shirkii magaalada Dhuusamareeb uga socday madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa xalay lasoo geba-gebeeyey, waxaana laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban sideed qodob.
Waxyaabaha ee madaxda ay isku raaceen ayaa waxaa ugu weyn inay isla meel dhigeen inay dalka ka dhacdo doorasho ku qabsoonta wakhtigeeda oo lagu wada qanacsan yahay.

Si kastaba, Madaxda ayaan ka heshiin arrinta ugu weyn ee ay isku hayeen oo ah nooca doorasho ee dalka ka dhaceysa, balse waxay go’aamiyeen in la magacaabo guddi arrintan kasoo shaqeeya.

Haddaba, maxay ka dhigan yihiin qodobada war-murtiyeedka kasoo baxay shirkaasi? Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa su’aashaas weydiiyey Cabddulqaadir Cabdi Xaashi oo soo noqdey wasiirkii waxbarashada Soomaaliya.

VOA

Leave a comment

*

Archives
July 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online