Nadwo diini ah oo caawa ka bilaabtay degmada Burtinle [Masawiro]
July 24, 2020 - Written by EditorNadwo Cilmiyeedkii 2aad ayaa caawa oo Sabti ah taariikhduna tahay 24/07/2020 ka bilaabandoonta Masjidka Abuubakar Sadiiq ee Degmada Buurtinle Nadwo cilmiyeedkaan ayaa waxaa ka soo qayb geli doona Culimada waaweyn ee ku nool deegaanada Puntland dalka Soomaaliyana aad looga yaqaano Nadwada cilmiyedkaan diiniga ah ayaa waxaa ay socon doonta 5 habeen waxaan caawa Darsiga 1aad soo jeediyay Sh.maxamuud Xaliilke waxaana sheekhu uu ka hadli doonaa muxaadaro uu uGu magac daray Ilaalinta Nafta .
no images were found
Halgan.net