Nadwo diini ah oo caawa ka bilaabtay degmada Burtinle [Masawiro]

July 24, 2020 - Written by Editor

Nadwo Cilmiyeedkii 2aad ayaa caawa oo Sabti ah taariikhduna tahay 24/07/2020 ka bilaabandoonta Masjidka Abuubakar Sadiiq ee Degmada Buurtinle Nadwo cilmiyeedkaan ayaa waxaa ka soo qayb geli doona Culimada waaweyn ee ku nool deegaanada Puntland dalka Soomaaliyana aad looga yaqaano Nadwada cilmiyedkaan diiniga ah ayaa waxaa ay socon doonta 5 habeen waxaan caawa Darsiga 1aad soo jeediyay Sh.maxamuud Xaliilke waxaana sheekhu uu ka hadli doonaa muxaadaro uu uGu magac daray Ilaalinta Nafta .

Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,976 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>