Xaflada lagu sagootinayo Madaxdii ka qayb gashay shirkii wadatashiga oo ka dhacday Dhuusamareeb.

July 23, 2020 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Munaasabadda Lagu Sagootinayey Madaxdii iyo Wufuudii kasoo qeybgashay Shirweynaha Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo caawa lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb.

waxaa munaasabaddan kasoo qeyb-galay; Ra’iisul Wasaaraha JFS Mudane Xasan Cali Kheyre, Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Madaxweynaha Puntland Saciid C/lahi Deni, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynaha KGS Mudane Cabdul-casiis Xasan laftagareen, Madaxweynaha Hir-Shabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare.

Sidoo kale, madashaan waxaa goobjoog ka ahaa Xubnaha ka tirsan Golleyaasha Fullinta iyo sharci dejinta ee heer qaran iyo dowlad goboleed iyo qeynaha bulshadda.

DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA GALMUDUG.

Leave a comment

*

Archives
July 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online