Habraaca Hirgalinta Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada 2020/21 ee Heer Federaal
(October 1, 2020)
Muqdisho:-Guddiga Xallinta Khilaafaadka ee Doorashada dadban ee 2020/2021,Hannaanka Madaxabanaan ee Xallinta Khilaafaadka Doorashada 2020/2021,Mabaadi’da Guud ee Hannanka Xallinta Khilaafka ee Doora
Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Booqday dekadda Garacad.[Video/Masawiro]
(October 1, 2020)
Garacad:-Wafdi ka soo kicitimay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar oo uu hogaaminayey Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa uu socdaal ku maray deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal iyo Mudug. Waf
Madaxweyne Ku Xigeenka Gal-Mudug koormeer Hawleed ku tegay Xarunta Wasaarada Maaliyada.[Masawiro]
(October 1, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Galmudug Md. Cali Dahir Ciid Oo Maalmahan waday kormeer ku aadan u kuurgelidda Howlaha Hay'adaha Dowliga ah iyo Wasaaradaha ayaa maanta koormeer Hawleed
Guddomiyaasha Labada Aqal ee Baarlamankaoo la kulmay Cumar Finish
(October 1, 2020)
Guddomiyaasha Labada Aqal ee Baarlamanka Federalka Soomaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Iyo Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi Ayaa Si Wada Jir ah Ula Kulmay Guddomiyaha Gobalka Benadir ahn
Ciidamada PSF oo howlo shaqo ku tegay degmada Carmo iyo Xarfo.[Masawiro]
(October 1, 2020)
Carmo:-Ciidamada PSFaya maalmihii la soo dhaafay waxaa ay howlo shaqo ku tageen degmada Carmo ee Gobolka Bari iyo deegano hoostaga halkaas oo ay ka fuliyen howl galo ku soo dhamaaday guul. Saraakiish