Madaxweynaha Puntland oo magacaabay gudoomiyaha iyo gudoomiye kuxigeenka Degmada Boosaaso
(March 11, 2021)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr.12 ku magacaabay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Boosaaso. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu
Madaxweynaha Jubbaland Ahmed Madoobe oo qaabilay Danjiraha cusub ee Dowlada ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya
(March 11, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa galabta hoyigiis magaalada Muqdisho ku qaabiley Danjiraha cusub ee Dowlada ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Marwo Kate Foster. Madax
Madaxweynaha dowladda Puntland oo kala diray golaha deegaanka ee degmada Boosaaso
(March 11, 2021)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 11 ku kala diray Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastu
Wasiirka maaliyadda dowladda Puntland oo ka qayb galay kulan looga hadlayo amniga Boosaaso.[Masawiro]
(March 11, 2021)
Boosaaso:-Wasiirka maaliyadda dowladda Puntland Xasan Shire Cabdi ayaa maanta magaalada Boosaaso kaga qaybgalay kulan looga arrinsanayey xaaladda ammaanka ee gobolka Bari. Kulanka oo ka qaybsoomay xar
Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay Ambassador Donald Yamamoto iyo gudoomiyaha Aqalka sare.[Masawiro]
(March 11, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay danjiraha Dowlada Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Donald