Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo Waraysi gaar ah siiyey Tv-ga Universal.[Video]
(March 1, 2021)
Garoowe:-Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey Tv-ga Universal ayaa waxaa uu uga waramay arrimaha dimuquraadiyada iyo xoriyada saxaafada, Dhaqaalaha iyo amaank
Madaxweyne Farmaajo oo martigalinaya Munaasabadda lagu dhammestirayo Arrimaha Doorashooyinka
(March 1, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4ta Maarso 2021 martigelinaya munaasabad lagu dhammeystirayo dadaalkii iyo wada hadalladii laxiriira
Shirkii Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo lagu magacaabay 2 gudi
(March 1, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddiyo u magacaabay qabanqaabada bannaanbaxyada Midowga Musharraxiinta iyo Baaritaanka Dhacdooyinkii 19-kii Febraayo 2021.Ka dib kulan uu maanta magaalada Muqdi
Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo ka tacsi yeeyey dilka Wariye Jamaal Faarax Aadan
(March 1, 2021)
Gaalkacyo:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur oo ku hadlaya Afkiisa iyo kan Shacabka Gobolka Mudug ayaa waxa uu ka tacsiyeynayaa Geerida Allaha u naxariistee Wariye Jamaal Faarax Aadan o
Wariye Jamaal Faarax Aadan oo lagu dilay Gaalkacyo.
(March 1, 2021)
Gaalkacyo:-Allaha u naxariisto waxaa goor dhow lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Wariye Jamaal Faarax Aadan oo ahaa wariyaha kaliya ee baraha bulshada ku soo bandhigi jiray si
Ra’iisul wasaare Rooble iyo Midowga Muharaxiinta oo ku kulmay Muqdisho.[Masawiro]
(March 1, 2021)
Muqdisho:-Waxaa saaka shir uga furmay Hotelka Decale ee ku yaal garonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho Ra'iisul Wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Robble iyo Midowga Musharax
Jubaland oo ka walaacsan xaaladda Bani’adanimo ee ka taagan gobolka Gedo
(March 1, 2021)
Kismaayo:-Dowladda Jubbaland waxay aad uga walaacsan tahay xaaladda Bani’adanimo ee ka taagan gobolka Gedo taas oo isugu jirta Abaar, Amni darro iyo saameynta cudurka safmarka ah ee Covid-19 oo far