Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka tacsi yeeyey geerida Xildhibaan Cali Dhahar
(March 6, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo ka tacsiyeeyey Geerida Marxuum Xildhibaan Cali Axmed Dhahar oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada Puntland iyo Hooyadiis Marxuumad Raxmo C
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Cali Dhahar
(March 6, 2021)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril Cawl ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timi Alle ha’u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Cali Dhah
Ciidanka amniga Gaalkacyo oo qabtay Dhagarqabayaashii dilay Wariye Jamaal Faarax Aadan
(March 6, 2021)
Gaalkacyo:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug Abduladif Muuse Nuur oo ka waramay Howlgalo iyo baaritaano ay sameeyeen maalmihii u danbeeyey Laamaha Amniga Gobolka Mudug waxay ku guulaysteen oo ilaahay u suurta
Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland oo howl galo ka wada Buuraha Gobolka Bari.[Masawiro/Dhagayso]
(March 6, 2021)
Boosaaso:-Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland ayaa maalintii labaad howlgallo ka wada buuraleyda Gobalka Bari. Wariye Maxamuud Jamaal (Caaqil Dooxo) oo la socda Ciidanka ayaa xaaladihii ugu dambeeyay u
Madaxweynaha Puntland oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada Boosaaso [Masawiro + Vedio]
(March 6, 2021)
Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka waxaa uu shir jaraa'id ku qabtay magaalada Boosaaso xarunta gobalka Bari. Madaxweynaha Puntland  ayaa sheegay in 80% lagu gu