Madaxweynaha Puntland oo hoygiisa ku qaabilay Midowga Musharixiinta [Video/Masawiro]
(March 14, 2021)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya, kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha