Ciidamada PSF ee Puntland oo sheegay in ay dib u soo qabteen Maxaabiis ka baxsaday Xabsiga Boosaaso
(March 16, 2021)
Boosaaso:-Ciidamada PSF ee Puntland ayaa waxaa ay shalay ka fuliyeen howlgal deegaano ku teedsan Buraha Calmadow ee Gobolka Bari waxaan ay qoraal ay soo saareen ay kaga hadleen howlgalka ay ka fuliy
Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug oo laga waraystay qarax ka dhacay Gaalkacyo.[Dhagayso]
(March 16, 2021)
Gaalkacyo:-Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug Gaashaanle sare Muumin Cabdi Shire ayaa faah-faahiyey qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, qaraxaas oo lala eegtay sarkaal ka
Madaxweyne Farmaajo oo qaatay Tallaalka Cudurka Covid-19 ee la soo gaarsiiyey dalka Soomaaliya
(March 16, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaatay tallaalka Cudurka COVID-19 ayaa adkeeyey masuuliyadda adag ee shacab iyo dowladba inaga saaran
Dowlada Jubaland waxay garab taagan tahay Qareenada iyo Xubnaha Dacwada Badda ku Matalaya Dalkeena
(March 16, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa sheegay in Xukuumada iyo Shacabka Jubaland ay garab taaganyihiin sidookalena rajo weyn ka qabaan in ay guulaysato dooda dalkeena
Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay James Swan iyo Danjiraha Mareykanka U fadhiya SoomaaliyaYamamooto.
(March 16, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo maanta soo gaaray magaalada Muqdishu ayaa kulan la qaatay Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u fadhiya dalka Soomaal
Madaxweyne Deni oo la kulmay Gudoomiyaha Aqalka sare iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif.[Masawiro]
(March 16, 2021)
Muqdisho:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulamo la qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed, Guddoomiyaha Aqalka Sare Mud