Doonni sidday Qaxooti Yemeniyiin ah iyo Soomaali oo soo gaaray Boosaaso.[Masawiro]
(March 9, 2021)
Boosaaso:-Waxaa caawa Dekedda Bosaso soo garay Doonni sidday Qaxooti Yemeniyiin ah iyo Soomaali kasoo laabtay Dalka Yemen, kuwaas oo ka soo cararay dagaallada daba-dheeraday ee waddanka Yemen ka jir
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareysay weerarkii Xalane
(March 9, 2021)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa weerarkii nasiib darrada ahaa ee hoobiyayaasha lagu bartilmaameedsaday xarunta shaqaalaha gargaarka bani'aadamnimo Xalane ee Mu
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo shaqad ka joojiyey Guddomiyaha Degmada Boosaaso
(March 9, 2021)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr 09 ee 9-ka Maarso 2021, kuna saabsan shaqo ka joojin Guddomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Bo
Madaxweynaha Jubalanad Axmed Madoobe oo gaaray Muqdisho.[Video/Masawiro]
(March 9, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubalanad Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa hadda ka degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, ee magaalada Muqdisho Waxaana garoonka ku soo dhaweeyay Xildhibaano, Wasiiro
Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay 2 wasiir
(March 9, 2021)
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta magacaabay seddex Wasiir oo ka mid noqonaya Golihiisa Wasiiradda Kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa Wasiirada la Magacaab
Hoobiyal lagu weeraray Xerada Xalane ee Muqdisho
(March 9, 2021)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaray saaka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in weerar loo adeegsaday Hoobiyaal lagu qaaday Xerada Xalane ee ku taal xayndaabka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Jubbaland oo soo gaaray Muqdisho.[Masawiro]
(March 9, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gelinka danbe maanta la filayaa in uu gaaro magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, si uu uga qayb galo shirka Dowla
Madaxweynaha Jubaland oo gudoomiyey shir looga hadlayo xaalada Abaaraha ee Jubaland
(March 9, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hab maqal iyo muuqaal ah ku gudoomiyay shirkan oo diirada lagu saarayo Xaalada abaaraha ee ka jira deegaano badan oo katirsan J
Madaxweynaha Jamhuuriyadda S/land oo Khudbad ka hor jeediyey Golaha Wakiilda S/land.[Video/Masawiro]
(March 9, 2021)
Hargeysa:-Khudbad-Sannadeedka Dastuuriga ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane,Muuse Biixi Cabdi Isniin, 08 March 2021  Shir-guddoonka Golaha Baarlamaanka JSL,  Mudanayaasha Golaha