Prof.Cabdi Ismail Hoolka Shirarka ee Jaamacadda Bariga Afrika kula hadlay ardayda.[Masawiro]
(February 28, 2021)
Garoowe:-Waxaa caawa Hoolka shirarka ee Jaamacadda Bariga Afrika Faraceed Garoowe lagu qabtay hadal jeedin uu soo jeediyey Prof Cabdi Ismaaciil Samatar, oo ka mid aqoon yahanka inta badan ka hadla arr
Wareysi:Cumar Cabdirashiid oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka.[Dhagayso]
(February 28, 2021)
Muqdisho:-Dalka Soomaaliya wali ma jiro heshiis iyo jadwal rasmi ah oo ku aadan xiliga rasmiga ah ee ay doorasha madaxtanimada ay dalka ka dhici doonto. Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo dhinacyada muc
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo dhisaysa Golayaal deegaan
(February 28, 2021)
Gaoowe:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland ayaa waxaa ay Shaacisay Diyaarinta dhismaha Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka ee kala ah Godobjiraan, Xingalool, Ja
Beesha caalamka iyo Ra’iisul wasaare Rooble oo kulmay
(February 28, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada beesha caalamka, kaas oo looga hadlay sii wadista wada xaajo
Madaxweynaha Puntland oo furay shirweynaha 4aad ee ururka Warbaahinta Puntland.(MAP)[Masawiro/Video]
(February 27, 2021)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirweynaha 4aad ee Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) . Madaxweynaha ayaa hadal u jeediyay
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo daahfuray mashruuc lagu dardargeliyo Wacyiga Bulshada.[Video]
(February 27, 2021)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa daah furay mashruuc lagu dardargeliyo Wacyiga Bulshada ee Barnaamijka Dimuqraadiyeynta Puntland. Munaasabadda oo ay ka soo qayb galeen Guddiga doorash
Jubaland oo soo dhaweysay Heshiiskii Xukuumada Federalka iyo musharaxiinta
(February 26, 2021)
Kismaayo:- Dowladda Jubaland waxay soo dhaweynaysaa heshiishka dhex maray Dowladda Federaalka ah iyo Midowga Murashaxiinta ee ka dhacay Magaalada Muqdisho. Jubaland waxay ka rajaynaysaa Dowladda Fede
Puntland oo soo dhaweysay heshiiskii Xukuumada Federaalka iyo Musharaxiinta
(February 26, 2021)
Garoowe:-Dowladda Puntland waxay soo dhaweynaysaa heshiishka ay wada gareen Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta xalay oo tariikhdu ahayd 25 Feb 2021, sidoo kalena waxay soo
Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray dowladda iyo Midowga Musharaxiinta.
(February 26, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta oo xalay wadajir loo soo saaray
Heshiis ay wada gaareen Midawga Musharaxiinta iyo Ra’iisul wasaare JFS Mohamed Husseen Rooble.[Video]
(February 25, 2021)
Muqdisho:-Waxaa goor dhow la soo gabagabeeyey shir u dhexeeyey Ra'iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Husseen Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo uu hogaaminayey Madaxweynayaashiii

Next Page »