Madaxweynaha Dowladda Puntland oo la shiray Golahiis wasiirada.[Masawiro]
(March 10, 2021)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Boosaaso, ayaa Shir-Guddoomiyey kulan uu caawa la qaatay xubnaha Golaha Wasiirada ee ku sugan Boosaaso.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka oo magacaabay guddi ka shaqeeya aaska Qaran Madaxweynihii hore ee Soomaaliya
(March 10, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya aaska Qaran ee loo sameynayo Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee J
Jubaland oo ka tacsiyeysay Geerida Madaxweyne Cali Mahdi Maxamed
(March 10, 2021)
Kismaayo:-Dowlada Jubaland waxay guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyay naysaa geerida ku timid Alle ha u Naxariistee Madaxweynahii hore ee dalka Marxuum Cali Mahdi Maxamed. [ngg src="galleri
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geeirda Madaxweyne Cali Mahdi.[Video]
(March 10, 2021)
Muqdisho:-Innaa lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun.Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore e
Puntland oo ka tacsiyeeyey geerid Madaxweyne Cali Mahdi[Video]
(March 10, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed. [ngg src="galleries" ids=
Madaxweynaha maamulka Hirshabeele oo ka tacsiyeeyey geerida Madaxweyne Cali Mahdi Maxamed
(March 10, 2021)
Jowhar:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka Golayaasha Dowladda iyo Shacbiga Hirshabelle ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxtinta lahayd ee ku timid Allaha
Madaxweynaha Jubaland oo kulan la qaaday Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya [Masawiro]
(March 10, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam,ayaa waxaa uu kulan la qaatay Ra'iisul wasaarihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre waxaan ay ka wada hadleen Xaalada dal
Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha cusub ee Boqorooyada Ingriiska
(March 10, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan S
Midowga Musharaxiinta oo qoraal cusub kasoo saaray xaaladda dalka
(March 10, 2021)
Muqdisho:-Golaha Midowga musharaxiinta ayaa soo saaray qoraal cusub oo ay kaga hadlayaan xaalado dalka ka jira,sida arrimaha amniga, shirka la filayo in diawaan lagu qabto magaalada Muqdisho iyo xanu