Puntland iyo Jubaland oo warsaxaafeed ka soo saaray arrimaha doorashooyinka (Akhriso)
(March 31, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo saaray warsaxaafeed ku aadan arrimaha doorashooyinka iyo
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dawladda Puntland oo ansixisay buugaagta dugsiyada hoose ee Puntland.
(March 31, 2021)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dawladda Puntland, Cabdullaahi Maxamed Xasan iyo masuuliyiinta bahda waxbarashada Puntland ayaa ansixiyey buugaagta manhajka dugsiyada