Madaxweyne Farmaajo oo shir ugu baaqay Madxada Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir
(March 19, 2021)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 22-ka Maarso 2021 ku baaqay shir lagu dhammeystirayo dadaalladii iyo wadaxaajoodyadii arrimaha doorashooyinka