Xukuumadda JFS oo ogolaaday Banaanbax Sabtiga ee Daljirka Dahsoon.
(March 3, 2021)
Muqdisho:-Xukuumadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya iyada oo tixgelinaysa geeddi socodka dimuqraadiyada, qabsoomidda doorashooyinka qaranka iyo ilaalinta heshiisyadii mucaaradka waxa ay u ogolaata
Madaxweyne Farmaajo shir la qaatay Bahda Caafimaadka,Maamulka Gobolka Banaadir iyo Bulshada Rayidka.[Masawiro]
(March 3, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 iyo Bulshada Rayidka ayaa ka dhageysta wa
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo Degmada Xarfo u magacaabay Xoghaye cusub
(March 3, 2021)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa Degmada Xarfo u magacaabay Xoghaye cusub ka dib markii Xoghay