Wasiirka Wasaaradda Amniga Puntland oo ka qayb galay shir looga hadlayo amniga Boosaaso.[Video]
(March 12, 2021)
Boosaaso:-Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dawladda Puntland Mudane Cabdisamad Maxamed Gallan Oo Boosaaso Uga Qayb Galay Kulan amaanka kusaabsan ayaa sheegey in loobaahan yahay in loomidoobo shac
Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay Aas-Qaran oo loo sameeyey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya.[Video/Masawiro]
(March 12, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee, Madaxweynihii hore ee dalka Marxuum Cali Mahdi Max
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya
(March 12, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmey Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya mudane Francisco Madeira. Madaxweynaha iyo Safiirk