Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dawladda Puntland oo mamnuucday Gaadiidka Bilaa Taarikada Ah.
(March 13, 2021)
Boosaaso:-Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dawladda Puntland Mudane Hon Abdisamad Mohamed Gallan ayaa Deegaanada Puntland Looga mamnuucey Gaadiidka Bilaa Taarikada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda S/land oo waraaqda Aqoonsiga ka gudoomay Wakiilka Imaaraadka Carabtu.[Video/Masawiro]
(March 13, 2021)
Hargeysa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka gudoomay waraaqda aqoonsiga wakiilka Imaaraadka Carabtu u soo magacaabay Jamhuuriyadda Somaliland, Amb, Abdulla
Madaxweynaha dowladda Puntland oo gaaray magaalada Muqdisho.[Masawiro]
(March 13, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa hadda kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadee ee magaaladda Muqdisho, waxaana halkaas kusoo dhaweeyay madaxda ka tirsan do
Ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Dowladda Puntland oo tegay Muqdisho.[Masawiro]
(March 13, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa gelinka danbe maanta la filayaa in uu gaaro magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, si uu uga qayb galo shirka Dowladda Federaalka