Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland oo howl galo ka wada Buuraha Gobolka Bari.[Masawiro/Dhagayso]
March 6, 2021 - Written by EditorBoosaaso:-Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland ayaa maalintii labaad howlgallo ka wada buuraleyda Gobalka Bari. Wariye Maxamuud Jamaal (Caaqil Dooxo) oo la socda Ciidanka ayaa xaaladihii ugu dambeeyay uga waramay.
M_M_Deeq
Halgan.net