Jubaland oo ka walaacsan xaaladda Bani’adanimo ee ka taagan gobolka Gedo
March 1, 2021 - Written by EditorKismaayo:-Dowladda Jubbaland waxay aad uga walaacsan tahay xaaladda Bani’adanimo ee ka taagan gobolka Gedo taas oo isugu jirta Abaar, Amni darro iyo saameynta cudurka safmarka ah ee Covid-19 oo fara ba’an ku haya bulshada ku nool degmooyinka gobolka Gedo iyada oo illaa hadda wax gargaar caalami iyo mid maxalli uu san midna gaarin”, waa nuqul kamid ah warsaxaafadeed ay Dowlad goboleedka Jubbaland kasoo saartay xaaladda cakiran ee gobolka Gedo.
no images were found
Cabdi Yare
Kismaayo