Jubaland oo ka walaacsan xaaladda Bani’adanimo ee ka taagan gobolka Gedo

March 1, 2021 - Written by Editor

Kismaayo:-Dowladda Jubbaland waxay aad uga walaacsan tahay xaaladda Bani’adanimo ee ka taagan gobolka Gedo taas oo isugu jirta Abaar, Amni darro iyo saameynta cudurka safmarka ah ee Covid-19 oo fara ba’an ku haya bulshada ku nool degmooyinka gobolka Gedo iyada oo illaa hadda wax gargaar caalami iyo mid maxalli uu san midna gaarin”, waa nuqul kamid ah warsaxaafadeed ay Dowlad goboleedka Jubbaland kasoo saartay xaaladda cakiran ee gobolka Gedo.

Cabdi Yare
Kismaayo

Comments are closed.

Archives
March 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online