Jubaland oo warsaxaafadeed ka soo saartay Ciidamo ay DFS geysay Gobolka Gedo
March 20, 2021 - Written by EditorKismaayo:-Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa warsaxaafeed kasoo saartay ciidamo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya geysey gobolka Gedo gaar ahaa degamada Doolow iyadoo abaaro ba’an ay ka jiraan gobolkaasi sidda lagu xusay warsaxaafadeedka ka soo baxay Jubaland.
no images were found
A/cawaale
Halgan.net