Madaxweynaha Dowladda Puntland oo la shiray Golahiis wasiirada.[Masawiro]
March 10, 2021 - Written by EditorBoosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Boosaaso, ayaa Shir-Guddoomiyey kulan uu caawa la qaatay xubnaha Golaha Wasiirada ee ku sugan Boosaaso.
Kulanka ayaa looga hadlay Amniga Gobolka Bari iyo guud ahaan Puntland iyo dardar gelinta howlgalada amni ee ka socda Gobolka oo meel wanaagsan maraya.
Dowladda Puntland iyo shacabkeeda ayaa ku jira heegan buuxa, Iyadoo loo guntaday sidii argagixisada looga sifeyn lahaa guud ahaan Puntland.
no images were found
Halgan.net