Madaxweynaha Puntland oo Cafis u fidiyey Wariye Kilwe
March 22, 2021 - Written by EditorMuqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.13 Maarso 22, 2021, kuna saabsan fidin Cafis Gaar ah.
Madaxweynaha Dowladda PuntlandMarkuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad farqadiisa 11aadMarkuu arkay: Qodobka 149-aad. ee Xeerka Ciqaabta SoomaaliyeedWuxuu xeeriyey:1.
Waxaa cafis Madaxweyne oo gaar ah loo fidiyey Xukumane Kilwe Aadan FaaraxXeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.
—–DHAMMAAD —–
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND